image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow

Doolow (ONKOD) Ilo xog ogool ah oo  ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmadaas xaaskiisa ay ku dishay Taliyihii Nabad sugidda degmadaas.

Taliyaha ayaa lagu dhax dilay gudaha hotel kuyaalla degmada Doolow, waxaana halkaasi halkaas gaaray ciidamo ka tirsan maamulka gobolka Gedo.

Haweeneyda dilka gaystay ayaa la sheegay in taliyaha uu ku bartay magaalada Muqdisho xilli uu shaqo u yimid, waxaana dad ku dhaw dhaw taliyaha noo sheegeen in haweeneyda iyo taliyaha uu dhax maray xiriir guur uuna shalay geeyay degmada Doolow uu degnaa.

Waxaa lagu soo waramayaa in haweenaydan dilka ay u adeegsatay bastoolad uu isaga lahaa , waxaana la sheegayaa in ay socdaan baaritaano dheeraad ah oo dhacdadan la xiriirta.

Maamulka Gobolka Gedo iyo sarakaashiisa  gobolkaas wali wax war ah ma aysan ka soo saarin dilka Taliyaha Nabad sugida Degmadaas maanta xaaskiisa ay ku dishay degmada Doolow

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.