image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ciidankii ugu badnaa oo isaga baxay deeganadii hore loogu saaray AS

Ceelbuur (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay deegaanadii  ugu badanayd ee dhawaan ay kala wareegeen kooxda Al-  Shabaab ee gobolka galgaduud halkaas oo...

Mahad Salaad iyo Shuute oo ku sigtay inay gacanta u galaan Al-Shabaab

Ceelbuur (ONKOD) Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Maxamed Salaad iyo Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka...

Axmed Madoobe Muxuu ku dhaliilay howlgalada ka socda Galgaduud ?

Dhuusmareeb (ONKOD ) Deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soconaya howlgalo ujeedkoodu uu yahay  in lagu jabiyo kooxda Al- Shabaab. Howlgalkan...

Khilaafka saraakiisha hoggaanka howlgalada oo saameeyay dagaalka AS

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga soo baxay deegaano dhawar ah oo ay ka qabsadeen kooxda Al- Shabaab ee gobolka Galgaduud halkaas oo...

Banaanbax loo diiday in ay dhigtaan Beesha JAREERWAYNE

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Axad ah waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo waawayn oo ujeedkoodu ahaa in lagu dalbado sii...

Shariif ‘’Baaritaan madax banaan waa in lagu sameeyaa weerarkii Cowswayne’’

Muqdisho  (ONKOD )  Madaxwaynihii hore ee  Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii khasaaraha badan ka dhashay ee kooxda...

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb

Dhuusmareeb (ONKOD) Maalinkii labaad waxa magaalada Dhuusmareeb ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyda. Shirkan ayaa looga hadlayo inta...

XOGTA Shirka madasha wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya...

Gafafka, hagardaamooyinka iyo khiyaanada Hanti-Dhowre Axmed Guutaale

Muqdisho (ONKOD) Waxa Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hantidhawraha Guud) uu ku kacay intii uu...

Booliska oo soo saaray go’aan ka hor imaanaya dastuurka & xuquuqda Aadana

Muqdisho (ONKOD) Boliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay in bannaaanbax Muqdisho lagu qabto wargelin la’aan  sida lagu sheegay war  ka  soo baxay Booliska Soomaaliyeed. War qoraal oo...

DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso

Boosaaso (ONKOD) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen dhaq dhaaqa ganacsiga qaar ka...

Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya, DENI maka qayb galayaa ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaranka. Shirkan waxaa...

Tirada dadkii ku nafwaayay Prigozhin oo lashaaciyay iyo Nin Mareekan oo kujiray

Ruushka (ONKOD) diyaaradeed oo ka dhacay meel ku dhow tuullada Kuzhenkino ee gobalka Tver ee dalka Ruushka ayaa la xaqiijiyay in ay ku nafwaayay  toban...

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Xaasas ay qabeen AS oo la qabtay iyagoo…

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday darawal waday gaari lagu soo raray walxa Qarxa iyo shan haween oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.