image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb

Dhuusmareeb (ONKOD) Maalinkii labaad waxa magaalada Dhuusmareeb ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyda.

Shirkan ayaa looga hadlayo inta badan xaaladda dalka , iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka.

Shirkan waxaa ka maqan Dowlad goboleedka Puntland ee uu madaxwaynaha ka yahay Saciid Cabdullaahi Deni oo khilaaf uga maqan.

Waxaa ku sugan shirka dhamaan madaxda maamul goboleedyada kale kuwaas oo talooyin ku biiranaya shirka si – gaar ah arrimaha howlgalada ee ka socda dalka.

Waa shirkii seddaxaad ee madaxda Dowladda iyo maamul goboleedyada ee uu ka maqan yahay saciid Cabdullaahi Deni isla markaana laga soo saaro qodobo ku saabsan xaaladda dalka.

Gabagabada sidoo kale waxaa lagu wadaa in shirka laga soo saaro war-murtiyeed ku aadan, waxyaabaha ay isla go’aamiyaan madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Lamase oga sida ay u dhaqan gali doonaan go’aanada laga saaro shirka markii saddaxaad ay ka maqan tahay Puntland sida ay u dhaqan gali  karaan .

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.