image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Banaanbax loo diiday in ay dhigtaan Beesha JAREERWAYNE

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Axad ah waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo waawayn oo ujeedkoodu ahaa in lagu dalbado sii daynta Generaal Sheegow oo u xiran Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Abaabulka banaanbaxan oo ay lahayd beesha Jareerwayne ayaa waxa is hor istaag ku sameeyay maanta Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya oo kor horena ka digay in la dhigo dibadbaxyo.

Muqdisho waxaa waddooyinka waa weyn saaka la soo dhoobay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska, si ay hortegaan dibad-baxa Beesha Jareerweyne,waxaana  la  diiday  isu  socodka meelo ka mid ah caasimadda.

Xubno ka tirsan abaabulayaasha dibad oo aan la hadalnay ayaa innoo xaqiijiyeen inay baajiyeen banaanbaxooda, ayna u joojiyeen sababo amni dartood.

Dhanka kale, waxaa sidoo kale laga hortegay dibad-bax kan lamid ah oo ka dhici lahaa magaalada Jowhar, kadib markii ay howlgal sameeyeen Booliska HirShabelle.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.