image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya, DENI maka qayb galayaa ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaranka.

Shirkan waxaa ka qayb-galaysa madaxda dowlad goboleedyada,  guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho iyo raiisalwasaare Xamse Cabi Bare.

Shirka waxaa looga hadli-doona qodobada kala ah ,arimaha dibu xoraynta, dhamaystirka arimaha doorashooyinka iyo dayn cafinta.

Shirkan waxaa iclaamiyey Madaxwayne Xasan Sheekh oo   ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta galmudug.

Shirarkii kan ka horeeyay ma uusan ka qayb galin madaxda maamul goboleedka Puntland  Saciid Cabdullaahi Deni oo khilaaf uu kala dhaxeeyo Dowladd dhexe ee Soomaaliya.

Si kastaba shirkan ayaa imaanaya , iyadoo aad loo hadal hayo , in magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug  ay ku kulmayaan Madaxwaynaha Dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.