image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

XOGTA Shirka madasha wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.

Xubno  horudhac u ah shirkan ayaa gaaray magaalada Dhuusmareeb , halkaas oo ay hore  uga sugnayeen masuuliyiinta Dowladda oo uu ka mid yahay Xasan Sheekh Maxamuud.

Golaha Wadatashiga Qaran, ayaa  shirkooda  diiaradda ku saaraya ‘amniga iyo dardar-galinta hawlgallada ka dhanka ah kooxda  Al-shabaab.

Madaxweynaha Galmudug oo shirkan martigelinaya ayaa  Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madaxda ka qeybgaleysa, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen R’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, guddoomiyaha gobolka Benaadir, iyo madaxweynaha Koofur Galbeed.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo u ka wada abaabulka dagaal ka dhan ah Al-shabaab.

Shirkan  lama oga inuu ka qayb galayo Madaxwaynaha Puntland  Saciid Cabdullaahi Deni iyo  in kale maadama wali aan la dhamayn  khilaafkii kala dhaxeeyay  Dowladda Dhexe kaas oo ka dhashay magacaabistii RW Xamse Cabdi Barre.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.