image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

OGOW Sheekooyin DF ay qarisay oo ka jira Garoonka Aadan Cadde.

Muqdisho (ONKOD) Saraakiisha ciidanka ATMIS ee ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa hakiyay dhaqdhaaqa Garoonka ka dib shaqaaqo ka dhalatay dil...

Ciidanka DFS oo isaga baxay deegaanka Ceelgaras ee gobolka galgaduud.

Ceelgaras (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in caawa isaga baxeen deegaanka Ceelgaras ee   gobolka Galgaduud halkaas oo ay maamuli jireen kooxda...

Saraakiisha Dowladda oo laga shakiyay & Awood la siiyay Gen . Odawaa

Muqdisho (ONKOD) Howlgalada ka socda deegaano badan oo  Galmudg iyo Hirshabeelle ah waxaa hareeyay shaki badan oo laga qabo xagal daacin ay ku hayaan...

11-Sebtembar darteeda , dalal badan oo Islaam ah ayaa loo burburiyay

NewYork (ONKOD) Dhacdada 11-Sebtembar 2001, waxey aheyd dhacdo aduunyada oo dhan gilgishay oo iyada oo kale aan horey loo arkin. Waxaa lagu weeraray laba dhismo...

DEG : DEG – Xildhibaan lagu dilay weerar ka dhacay Galgaduud

Ceel-Garas (ONKOD ) Cabdulahi ibaraahin shaaciye iyo xildhiban maxamad yare oo ku geeryooday  Qarax Ku haleeley Gaari ay saarnaayeen  Gudaha Ceel-Garas Oo Saakay Ciidabadda ...

Somaliland ‘’Shanqoole & koox uu hoggaaminayo ayaa galay deeganadeena ‘’

Hargaysa (ONKOD) Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Laascanood ee gobolka Sool gudaha ay u soo – galeen xubno ka tirsan kooxda...

Khasaare ka dhashay dhulgariir kale oo ku dhufay Morocco

Morocco (ONKOD) Wararka laga helayo dalka Morocco ayaa sheegaya in halkaas markale uu ruxay dhulgariir xooggan kaas oo – gaystay khasaare kala duwan oo...

Karfanta Madaxwaynaha KGS Lafgareen oo lagu tolayo NAIROBI

Nairobi (ONKOD) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen siyaasiinta  ugu tunka culus ee ka soo jeeda koonfur Galbeed...

SNTV iyo Radio Muqdisho : Warbaahin qaran mase warbaahin reereed ?

Muqdisho (ONKOD ) Warbaahinta qaranku waxay ka kooban-tahay: Muuqbaahiye (SNTV) Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Codbaahiye (Radio) Radio Mogadishu, mareeg (Website), sidoo kale waxa kaaliya Codbaahiye...

Nin dil arxan daro ah ugeystay labo Wiil oo uu Abti u ahaa

Muqdisho (ONKOD) Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey howlo dib u heshiisiin ah oo uu muddo ujoogay gobolka Shabeellada...

Maxaa ku riixay Xasan Sheekh inuu dib ugu laabto Galmudug ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay  magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud  halkaas oo  uu ka bilaabi doono wada hadal...

CAYLI Jayte oo sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

Maxaas (ONKOD) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  iyo...

Qabiil iyo qurunkiisa qurbo ugu imoow!

Oslo (ONKOD) Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa in inteena badan ee...

SOOYAALKA : Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud

Muqdisho (ONKOD) Shaah ma Cabe, Waa 39 jir  dhashay Sanadkii 1984tii, Qoyskiisu waxa ay ahaayeen Reer Miyi, waxa uuna ku dhashay Deegaanka "Muluqeey" oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.