image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Khasaare ka dhashay dhulgariir kale oo ku dhufay Morocco

Morocco (ONKOD) Wararka laga helayo dalka Morocco ayaa sheegaya in halkaas markale uu ruxay dhulgariir xooggan kaas oo – gaystay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Shacabka dalkaas ku  nool ayaa habeenkii saddexaad oo xiriir ah seexday waddooyinka magaalada Marrakech iyadoo askarta iyo kooxaha gargaarka caalamiga ah oo wata gawaarida waaweyn iyo dayuuradaha qumaatiga u kaca ay bilaabeen inay ku sii qulqulaan magaalooyinka buuraha fogfog

Masiibadan ayaa dishay in ka badan 2,100 qof – iyadoo tirada dhimashada la filayo inay kor u kacdo – Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaastay in 300,000 oo qof ay saameeyeen dhulgariirkaas oo cabirkiisu ahaa 6.8 habeenkii Jimcaha.

Dhulgariirka ayaa cabirkiisa horudhaca ahaa 6.8 markii uu dhacay 11:11 p.m., wuxuuna socday dhowr ilbiriqsi,. Isku dhaca taarikada tectonic ee Afrika iyo Eurasian ayaa ka dhacay meel qoto dheer, taas oo ka dhigaysa dhulgariir aad u khatar badan.

Sannadkii 2004-tii, dhulgariir cabirkiisu ahaa 6.4 ayaa ku dhuftay meel u dhow magaalo-xeebeedda Mediterranean-ka ee Al Hoceima waxaana ku dhintay in ka badan 600 oo qof.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.