image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin ugu tagayaa Cali JAYTE ?

Beledwayne (ONKOD ) Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in madaxwaynaha uu tagi doono degmada Maxaas.

Ujeedka ugu wayn ee safarka Madaxwaynaha ayaa ah sidii , halkaas ugala kulmi lahaa Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo xilka laga qaaday .

Waxa la sheegayaa in madaxwaynaha uu kala hadli doono Cali Jayte , arrimo ku saabsan , howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee hakadka galay dhanka Hiiraan oo si dar dar ah uu ku socday.

Wararka ayaa  sheegaya in madaxwaynaha uu in muddo ah uu sii joogi doono degmada Maxaas , halkaas oo ahayd meelaha ugu badan ee ay ka socdaan howlgalada  Shabaab lagula dagaalamayo.

Waxaa  muuqanaysa in meesha uu ka baxay howlgaladii  xoogaanaa ee ka socday gobolka Hiiraan oo uu hormuudka u ahaa Guddoomiyihii hore Hiiraan Cali Jayte Cusmaan.

Madaxwayaha ayaa markan garwaaqsaan sida wararka ay sheegayaa in laga maarmaan ay tahay in isbedel lagu sameeyo hanaanka loo wajahayo howlgalada ,maadama ay soo baxayaan dulduleelo .

Tan iyo markii ay bilowdeen howlgalada waxaa soo baxayay warar sheegaya in ay jiraan saraakiil iyo shaqsiyaad doonaya in ay dhabarka jabiyaan howlgalada wajiga labaad ee Galmudug.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.