image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Bulbul oo ku jiro afduub & Garsoore la horgeeyay maanta

Muqdisho (ONKOD ) Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mr. Mohamed Ibrahim Bulbul ayaa barqadii maanta loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir, halkaasoo si la yaab leh ay boolisku u qirteen in qabashadiisu aysan u heyn wax sharci ah.

Waxay ku eedeeyeen taliska NISA inay u keeneen oo boolisku soo qabanin Bulbul.

Ka dib hoggaanka baarista CID ayaa maxkamadda ka codsadeen inay sii hayaan muddo 7 maalmood ah.

SJS ayaa ogaatay in shalay oo Jimce ahayd laga wareejiyay goobtii lagu hayeyee ahayd xarunta ciidanka CID, lana geeyay goob kale oo ah Saldhigga Booliska ee degmada Xamar Jajab.

Illaa hadda ma jirto eedeyn rasmi ah, heyntiisana looma helin wax fasax ah taasoo ka dhigeysa sii heyntiisa inay la mid tahay afduub weli sii socda.

Waxaan ku baaqeynaa in la joojiyo afduubka sii socda ee Bulbul, loona oggolaado inuu qoyskiisa iyo shaqadiisa dib ugu laabto. Ma jirto wax dambi ah oo uu galay Bulbul.  #FreeBulbul

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.