image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dood xooggan oo ka dhalatay is casilaada xubno muhiim u ahaa Bankiga Dhexe

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga Dhexe kuwaas oo shaqada isaga tagay.

Iscasilaada sedax xubnood oo ka mid ah Guddiga  fulinta Bankiga dhexe ayaa timid waxyar uun ka dib markii Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu dib u magaacabay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi

Bankiga dhexe ma uusan bixin faahfaahin ku saabsan  sedaxda xubnood ee iska casishay Golaha dhexe ee Bankiga taas oo keentay tuhun badan.

Masuuliyiinta is casishay wax war ah ma aysan ka soo saarin sababaha keenay in ay xilka ka taagan.

Bankiga dhexe ee dalka ayaa ka mid ah meelaha sida aad ah loogu  tuhumayo in ay ka jirto musuq maasuq iyo nin jacaylays taas oo keentay ayaa la leeyahay in xubnaha Golaha dhexe ee qaarkaad xafiiska ay baneeyaaan.

Muddo xileedka cusub ee guddoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa ka bilaabanaya 17-ka bishaaan ee 2023-ka, kaasi oo dhan afar sano.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.