image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Doorashada Golaha Wakiilada ee Somaliland & halka ay marayaan.

Hargaysa (ONKOD) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacay doorashada Golaha  Wakiilada  Somaliland kaas oo ay ku tartami doonaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon)   & Maxamed Khadar Daahir.

Labada xubnood ee tartamaya ayaa hore u  soo qabtay xilal kala duwan ugu soo qabtay Somaliland,  waxaana  socda loolan xoogan oo la xiriira doorashada.

Loolanka doorasho waxaa ka tansuulay Cali Xaamud Jibriil oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada ayaa ah labad shaqsi ee haatan ugu cadcad loolanka doorashada.

Magaalada Haragaysa tan iyo xalay waxaa ka socday kulamada la  xiriira doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somalind oo loo balansan yaha in maanta ay dhacdo.

Guddoomiyihii Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaq Khaliif ayaa is casilay 11-kii Bishii June ee sanadkaan sababao la xiriira dagaalka Magaalada Laas-Caanood ee gobolka Sool.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.