image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya & Kenya oo arrimo dhawr ah ka hadlay , maxaa ugu waynaa ?

Darusalam (ONKOD) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo shir uga qayb galaya dalka Tanzania ayaa magaalada Daruslaam kula kulmay Madaxwaynaha Kenya William Rutu.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa isla gartay ahmiyadda uu leeyahay dagaalka lagu ciribtirayo al-shabaab, oo khatar ku ah guud ahaan amniga gobolka iyo dib u furista xuduudaha.

Inta uu socday kulankan waxaa sidoo kale looga hadlay horumarinta waxbarashada iyo awood siinta dhalinyarada, sida lagu shaaciyay bayaanka xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa kala hadlay Madaxweyne Ruto fududeynta Dal-ku galka (visa) arrintaasi oo looga ballamay in lagu dhameystiro kulamo loo ballansan yahay labada dhinac.

Kenya ayaa kamid ah waddamada dariska ee xiriirka la leh Soomaaliya, isla-markaana qayb ka ah dagaalka adag ee lagula jiro kooxda Al-Shabaab oo weeraro ka fulisa dalkaasi.

Kulankaan ayaa imaanaya, iyadoo dowladda Soomaaliya ay wali wado qorshe dalalka safka hore ah ay kaga qeyb qaadan doonoona wajiga labaad ee howlgalada ka dhanka kooxda Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.