image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Beelo dad badan iska dilay oo lagu heshiisiiyay Sh.Dhexe

Warsheekh  (ONKOD ) Masuuliyiin kala duwan ayaa ku baxay dhaxdhaxaadinta beelo walaala ah oo wada dega gobolka Shabeellaha dhexe kuwaas oo in mudda ahba dagaal  uu dhaxmarayay.

Xubnaha ku baxay dagaal beeleedka waxaa ka mid ah Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed , kana mid ah xildhibaanada  Golaha shacabka ee Barlamaanka  Soomaaliya.

Madaxweyne Sharif iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Duubabka iyo waxgaradka Gogoshaan Nabadeed isugu yimid ku adkeeyay inay dhameeyaan colaada deegaanadaan ka jirta si bulshadu ay ugu noolaadaan nabad wadajir iyo walaalnimo.

“Colaada waxaa ugu daran mida qaraabada gasha waxay leedahay cuqubo khatar ah, dadkaan kalama mudna inay isdilaan, waa in dhaqankaan deg deg loo bedelo,” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Maleeshiyo beeleedyo ku dagaalamay deegaano ka tirsan degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle ayaa sababay dhimashada tobanaan ruux halka kuwo kalana ay ka barakaceen,waxaana sidoo kale dagaaladaas lagu gubay guryo ay degenaayeen dad xoolo dhaqato ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.