image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Saraaakiil oo ciidan oo lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay

Muqdisho (ONKOD) Magaalada  Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo waxyeelo ay ka soo gaartay saraakiil ka mid ah ciidanka Dowladda Federaalka ah Soomaaliya.

Gaari ay la socdeen ciidanka Dowladda Federaalka ayaa lala eegtay qaraxan oo ay ku dhawaacmeen kuna dhinteen xubno ka mid ah ciidanka.

Baabuurka la qarxiyay oo ahaa Cabdi Bile ayaa ku socdaalayay waddada Daarusalaam, waxaana qaraxa uu ku qabsaday halka loo yaqaano suuqa jaayga, Isla deegaanka Daaruslaam ee Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay ugu yaraan illaa 6 askari ayaa goobta ku dhintay, kuwaas oo kamid ahaa ciidamada saarnaa baabuurka qaraxa lagula beegsaday halkaasi.

Saraakiisha Dowladda  wali wax faahfaahin ah ma aysan ka bixin weerarkan lagu dilay saraakiisha ciidanka , waxaana la sheegay in goobta ay gaareen ciidanka Dowladda.

Qaraxan ayaa qayb ka noqonayo weerarada sii kordhaya ee ay haatan kooxda Al-Shabaab ka geysaneyso Muqdisho, xilli ay dhankooda howlgallo ka wadaan ciidamada dowladda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.