image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?

Muqdisho (ONKOD ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa  isugu yeeray Guddoomiyahaasha degmooyinka gobolka Banaadir shir deg deg ah.

Shirkan ayaa la sheegay in looga hadlay amniga caaasimadda oo dhawr jeer ay ka dhaceen falal amni darro oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka ku nool magaalada Muqdisho.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Banaadir Guddoomiyaasha qaar  uu ku canaantay wax ka qabasho la’aanta falalka amni darro ee ka jira caasimadda.

Inta waxa uu sheegay Guddoomiyaha gobolka Banaadir in degmooyinka qaar ay ka dhacaan dhibaatooyin badan oo xaga amniga ah taas oo ku canaantay maamulada qaar.

Shirka ayaa sidoo kale  loogu hadlay  la-dagaalanka Maandooriyaha, Garan-waaga, Nadaafada iyo Bilic soo celinta Caasimadda, iyadoona ay goobjoog ka ahaayeen, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir.

Kooxda Al- Shabaab ayaa dhawr jeer magaalada Muqdisho waxa ay ka gaysteen falal amni darro , si gaar ah waxa ay ka fuliyeen dilal iyo qaraxyo waxyeelo gaystay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.