image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MD Xasan Sheekh & DENI miyaa ku kulmaya Gaalkacyo ?

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland ayaa in muddo ah waxa u dhaxeeya khilaaf xooggan kaas oo ka dhashay ,  magacaabistii Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre.

Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo Saciid Deni kulankooda la saadaalinayo inuu ka dhaco magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Waxyaabaha  ugu badan ee dhinacyadu ay ka hadlayaan ayaa ah , sidii  loo dhamayn lahaa khilaafka mudada dheer soo jiray ee keenay in Puntland ay ku dhawaaqdo in ay ka madax banaan tahay  Federaalka.

Ilo madax banaan ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku maqan Dubia uu ka degi doono magaalada Gaalkacyo oo uu ogolaaday la hadalka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.

Inkastoo hada uu soo baxayaan wararka ku saabsan , wada- hadal dhaxmara Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Deni hadana lama oga in Deni uu ka qayb gali doono in kale  shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka furmaya Dhuusamarreeb, todobaadka soo socda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.