image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shababaab oo qaraxyo hurdada kaga toosiyay dadka MUQDISHO

Muqdisho (ONKOD) Gaari nooca Laylacawaali Soomaalidu ay  u taqaano ayaa saaka  ku qarxay xaafadaha Ifka Xalane ee Muqdisho.

Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in Gaariga uu soo istaagay markii hore ciidanka ayaa ku amray inuu istaago hase ahaatee taas ma aysan dhicin

Qofkii waday gaariga ayaa isku dayay inu ka gudbo isbaarada hase ahaatee waxyar ka dibna waa uu qarxay sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo halkaas ku sugan.

Laamaha amniga ayaa soo gaaray halka uu qaraxu ka dhacay , halkaas oo ay ka sameeyeen howlgal baaris ah , waxaana la sheegay in ciidanka ay isku balaariyeen xaafadaha Ifka Xalane .

Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay falal amni darro oo saamayn ku yeelatay dad badan oo ku nool magaalada Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.