image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

HRW ‘’ Boqolaal Tahriibayaal ayay dileen ciidanka Ilaalada Xuduuda Sacuudiga ‘’

Riyadh (ONKOD) Ciidanka  Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in ay ku dhaqaaqeen  gabood falo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha oo ay u gaysteen dad u badan Afrikaan oo ay ku jiraan Soomaaliya kuwaas oo damacsanaa in  gudaha ay u galaan dalkaas.

War maanta oo isniin ah Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanah HRW ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay jiraan dhibanayaal badan oo ay wareysteen kuwaas oo dhibaatooyin kala kulmay ciidanka ku sugan xuduudaha dalkaas.

Waxa ay sheegtay Hay’ada Human Rights Watch in ciidamada ilaalada xudduudaha Sacuudiga ay dileen ugu yaraan boqollaal muhaajiriin Itoobiyaan ah iyo magan-galyo doon oo isku dayay inay ka gudbaan xadka Yemen iyo Sacuudiga

Human Rights Watch ayaa warqad u dirtay Boqortooyada Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen si ay uga jawaaabaan eedaymaha. Maamulka Xuutiyiinta ayaa ka jawaabay warqaddii loo direy maalintii Sabtida ee Agoosto 19, 2023.

Ku dhawaad ​​750,000 oo Itoobiyaan ah ayaa ku nool kana shaqeeya Sucuudiga. Halka qaar badan oo ka mid ah ay u haajiraan sababo dhaqaale, tiro ayaa u qaxay sababtoo ah xad-gudubyo ba’an oo xuquuqul insaanka ah oo ka dhacay Itoobiya

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.