image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Somaliland oo tiri ”Waan diidnay go’aanka ee Dowladda ee TIKTOK”

Hargaysa (ONKOD) Somaliland ayaa si adag uga  hor timid , go’aankii Dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday dalka Aalada TikTok  oo ka mid ah baraha xiriirka bulshada

Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiweli Cabdillaahi Suufi oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa aya sheegay in go’aankaasi aanu Somaliland khusayn.

Waxa uu sheegay Wasiirka in go’aankaas uu yahay mid quseeya keliya Dowladda  Soomaaliya , isla markaana ka shaqayn doonin guud ahaan deegaanada Somaliland.

Intaas waxa uu warkiisa ku daray  Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland in labada dhinac ay yihiin laba dal sidaas darteeda aysan is quseyn karin  go’aanka shirkadahana looga baahan yahay in aysan ku kadsoonim.

Waxa uu sheegay wasiirka in Somaliland ay samaysay xeer loo isticmaali doono danbiyada ka dhaca baraha bulshada iyo anshaxooda laakiin aanay xidhidu xal ahayn, sida ay sameynayso dowladda federaalka.

Si kasta waxaa isha lagu hayaa si dhow hadii ay dowladda fulin doonto amarkeeda iyo in ay wax iska badali doonaan, kadib qeylada kasoo yeertay bulshada isticmaasha barahaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.