image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Waare ‘’Hawiye daacad kama ah dagaalka ka dhanka AS ‘’

Nairobi (ONKOD) Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u jeediyay wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur, isagoo ku eedeeyay inuu sabab u ahaa askartii iyo saraakiishii lagu laayay weeraradii Shabaab ay ku galeen magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne.

Waare wuxuu sidoo kale sheegay in wasiirka gaashaandhigga uu ka dhego adaygay talooyin ay bixiyeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka, kuwaaas oo ku taliyay in aan ciidamada la dejin meelaha lagasoo weerari karo, islamarkaana aysan ka heli karin gurmad ciidan.

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay beesha Hawiye in  dagaalka Alshabaab aysan diyaar u ahayn. wuxuu sheegay qabaa’ilada Hawiye in aysan mowqif mid ah kalahayn dagaalka Alshabaab iyo qofkii la qabto oo Shabaab ah sida laga yeelayo.

Wuxuu madaxweynaha ugu baaqay inuu si gaar ah isha ugu eego kuwa uu ku tilmaamay inay fashiliniyaan dadaalkiisa ku aadan dagaalka Alshabaab. Wuxuu sheegay joogitaankiisa furimaha dagaalka in aanay waxba soo kordhinayn haddii uusan wax ka beddelin sida ay hadda wax ku socdaan.

Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xili Madaxweyne Xasan Sheekh uu degamda Maxaas u tagay sidii uu halkaasi ugu soo abaabuli lahaa ciidamo deegaanka ah oo ka qeyb qaata xorreynta Bariga Gobolka Galgaduud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.