image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Saldhig ku yaala Muqdisho oo AS maxaabiis ay kala baxeen

Muqdisho (ONKOD) Warar ay dusiyeen xubno ka mid ah NISA – oo ka howlgala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saldhiga degmada Kooxda Al- Shabaab ay kala baxeen maxabiis

Maxaabiistan oo ay ku jireen saraakiil muhiim ah ayay kooxda la baxday weerarkii dhawaan ay ku qaadeen saldhiga degmada Kaxda halkaas oo xubnahan ay ku xirnayeen.

Warkan oo maalmahan uun aad u soo xoogaystay ayay wararku ay sheegayaan in weerarkaas ujeedkiisu ahaa in keliya kooxda Al- Shabaab ay furato maxaabiista kaga xirnayd degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Dowladda ,ma aysan soo hadal qaadan talaabada kooxda Al- Shabaab  ay u furteen maxaabiista kaga xirnayda saldhiga degmada Kaxda taas bedelkeeda guulo ayay ka sheegatay.

Kooxda Al- Shabaab ayaa marar badan sidan oo kale waxa ay weerar ay ka gaysteen meelo ka mid ah saldhigyada magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa xooga saaraysa , sidii ay wax uga qaban lahayd falalka amni darro ee kooxda Al- Shabaab ay ka gaystaan degmooyinka magaalada Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.