image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

MUQDISHO : Taliyaha NISA Dayniile lagu khaarijin lahaa degmadaas+ khasaare jira

Muqdisho (ONKOD ) Warar  aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  Taliyaha NISA ee degmada Dayniile  uu ka badbaaday isku...

Shirar siyaasadeed isbahaysi maamul goboleedyada ah oo ka socda NAIROBI

Nairobi ( ONKOD) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ku sugan qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo halkaas kulamo is...

Madaxweynaha Villa Somalia Mise Madaxweynaha Villa Galmudug ?

Nairobi (ONKOD ) Madaxweynaha Kooxda Villa Somalia wuxuu magaaalada Dhusamareeb ee Galmudug tagey 05/08/2023, waxaana maanta u buuxsantay 52 maalmood. Madaxweynaha Kooxdu wuxuu safarkiisa GM...

FAAHFAAHIN : Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Baydhabo (ONKOD) Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii kooxda Al- Shabaab weerar ay ku qaadeen fariisimo ciidanka maamulka koonfur Galbeed ay ku lahaayeen duleedka...

Maraykanka iyo Kenya oo iska kaashanaya Difaaca

Nairobi (ONKOD) Dowaldda Maraykanka iyo Kenya ayaa maalintii Isniintii kala saxeexday heshiis iskaashi oo la xiriira difaaca, kaas oo looga dan leeyahay in lagu...

Doorashadii Puntland: “Geedi Caano Leh Oo Si Rasmi Ah U Dhimatey”

Garoowe (ONKOD ) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo khudbad ka jeediyey magaalada Boosaaso bilowgii sanadkan 2023 ayaa sheegay in uu ku faraxsanaa in uu...

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen ee ka dhacay Villa Hargaysa

Muqdisho (ONKOD ) Gudoomiye Aadan Madoobe iyo guddi ka socda Xubanaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa shir uga bilowday Villa Hargeysa. Xubnaha isbedel doonka waxaa...

Ciidanka dowladda iyo kuwa daraawiishta Galmudug oo howlglo kasameeyay Bacaadweyn

Bacaadwayne (ONKOD )Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab iyo gaashaan ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidanka deegaanka, ayaa howlgalo ballaaran wali kawada deegaanno...

Somaliland oo war kasoo saartay wada-hadallada Dowladda Federaalka

Hargeysa (ONKOD)Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib u midoobaan. Arrintan...

Xaawo oo AS-nimada loo haystay oo Gerka loo geliyay Xukun Maxkamadeed adag

Muqdisho (ONKOD) Maxkamdda Darajada Koowaad ee Ciidamada Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanayd kooxda Al-Shabaab, taasoo siyaabo kala...

DFS oo Abu Dhabi ka doonaysa inay ka caawiso sii joogitaanka ATMIS ee dalka

Abu Dhabi (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  ku jooga imaaraadka carabta ka horna waxa uu sii maray dalka Jabuuti oo...

Punland oo ka hadashay Ajanabi DAACISH ah oo u geeriyooday sabab layaab leh

Garoowe (ONKOD ) Maamul Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay  in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa  Daacish uu gaajo iyo harraad...

Shabaab ku shirayay Ceelbuur oo la sheegay in la duqeeyay + khasaaraha

Ceelbuur (ONKOD ) Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in duqeymo xaga cirka ah ay ka fuliyeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ee bartamaha...

Museveni oo canaantay Somaliland ayaa yiri “Ma taageersanin in Somaliland ka go’do Soomaaliya ‘’

Kampala (ONKOD) War uu ku daabacay bartiisa  X ayuu ku sheegay Madaxwaynaha Uganda  Yoweri Museveni in waqtiga la joogo sinaba suurtagal u ahayn in...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.