image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Taliyaha NISA Dayniile lagu khaarijin lahaa degmadaas+ khasaare jira

Muqdisho (ONKOD ) Warar  aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  Taliyaha NISA ee degmada Dayniile  uu ka badbaaday isku day dil.

Waxa ay ka danbeysay tani ka dib markii loo taabtay miinada dhulka lagu aaso – oo lala eegtay gaari uu saarnaa Taliyahan oo loo yaqaano Seedi – XUME .

Hal qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday halka mid – kalena uu ku dhaawacmay oo isgana ahaa qof rayid ah.

Maamulka degmada wax war ah ma uusan ka soo saarin qaraxan maanta ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Dhawr mar sidan oo kale qaraxyo ayaa ka dhacay meelo ka mid ah degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.