image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Punland oo ka hadashay Ajanabi DAACISH ah oo u geeriyooday sabab layaab leh

Garoowe (ONKOD ) Maamul Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay  in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa  Daacish uu gaajo iyo harraad ugu geeriyooday dhulka miyiga ah.

Waaxda denbi-baadista u qaabilsan Booliska Puntland ee (C.I.D) ayaa xaqiijisay geerida Maxamed Saalim Maxamed oo ka tirsanaa Daacish islamarkaana ka soo jeeda dalka Yemen

Ninkan katirsanaa Daacish ee gaajada u geeriyooday ayaana la ogeyn in xilligaasi uu baxsad ka ahaa kooxdii uu ka tirsanaa ama uu u socday howlgal ay u direen saraakiisha kooxda Daacish.

Hay’adaha amniga Puntland ay baadi-goobayaan nin Soomaali ah oo socdaalka ku weheliyay ajnabiga geeriyooday ee Maxamed Saalim.

Booliiska Puntland ayaana dadka shacabka ah ka codsaday in ay lasoo wadaagaan xogaha kooxaha falalka amni darro ku lugta leh haddii ay arkaan, waxa ayna booliiska sheegeen in gacan bir ah ku qabanayaan kooxaha nabbad diidka ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.