image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

FAAHFAAHIN : Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Baydhabo (ONKOD) Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii kooxda Al- Shabaab weerar ay ku qaadeen fariisimo ciidanka maamulka koonfur Galbeed ay ku lahaayeen duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bakool.

Xubnaha Shabaabka ah ayaa weerarka ku eekeeyay saldhigyada ciidanka dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ku leeyihiin deegaanada Wargaduud iyo Xanaano oo ah deegaano dhaca Waqooyiga magaalada Baydhabo.

Saraakiisha maamulka koonfur Galbeed ayaa sheegay  in guulo badan ay ka gaareen dagaalka ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Si rasmi ah weli looma xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi, hase ahaate waxay saraakiisha ciidanka sheegeen in weerarka kooxda ay iska difaaceen.

Isku soo wada duubo, dagaalkan ayaa imanaya xilli Koonfur Galbeed ay kamid tahay meelaha weli ay ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.