image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen ee ka dhacay Villa Hargaysa

Muqdisho (ONKOD ) Gudoomiye Aadan Madoobe iyo guddi ka socda Xubanaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa shir uga bilowday Villa Hargeysa.

Xubnaha isbedel doonka waxaa kamid ah; Gudoomiyaashii hore ee Baarlamaanka, Jawaari, Mursal, Sharif Hassan, Wasiiru Dowlihii hore Arimaha Gudaha Senator Ilyas Ali Hassan iyo Agaasimihii Madaxtooyada Villa Somalia, Senator Hussein Sheikh Mohamud.

Mas’uuliyiintan ayaa lagu waddaa in ay warbaahinta madaxa-banaan ay la hadlaan kadib wadahadalkan muhiimkan.

Maalmahan dambe waxa magaalada Muqdisho ka soconaya shirarka looga hadlayo arrimaha koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.