image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xazme Cabdi Barre oo kulan laqaatay Shiikh Cabdullaahi Bin Zayen

New York (ONKOD) R/Wasaare Xamze Cabi Barre  ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Shiikh Cabdullaahi Bin Zayen Al Nahyan.

Sidoo kale, Xamze iyo wasiirka ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin xoojinta iskaashiga iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Dhanka kale, Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Imaaraadka ayaa u ballan-qaaday R/Wasaare Xamze  in dhinacyo badan ka caawin doonaan Soomaaliya, waxa uuna xusay in Imaaradaka sii kordhin doono garab istaaga Soomaaliya.

R/Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa dhankiisa uga mahad-celiyay dowladda Imaaraadka taageerada ay siiyaan Soomaaliya, waxa uuna sidoo kale warbixin la siiyay guulaha ay gaartay dowladda muddadii uu xilka hayay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.