image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

R/Xamze Cabdi Barre oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar

New York (ONKOD ) R/Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka oo salaan ugu tagtay R/Wasaaraha.

Sidoo kale, Xamze iyo Xildhibaan Ilhaan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Dhanka kale, Waxaa sidoo kale ay isla soo qaadeen labada masuul sidii ay dowladda Mareykanka u sii ballaarin lahayd taageerada ay siiso Soomaaliya, waxa uuna Xamse ka dalbaday Ilhan in kala shaqeyso Mareykanka sidii uu Soomaaliya u caawin lahaa.

Ilhan Omar oo asal ahana kasoo jeeda Soomaaliya ayaa marar badan dowladda ay katirsan tahay ee Mareykanka ugu baaqday in ay taageerto dowladda iyo dadka Soomaaliyeed, waxa ayna Ilhan booqasho ku tagtay magaalooyin kuyaalla Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.