image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen

Beledwayne (ONKOD ) Hay’adaha amniga magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in  ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad la sheegay inuu ku lug lahaa weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledwayne Hiiraan.

Taliska  ciidanka  booliska Beledwayne ayaa sheegay in howlgal ka dib ay ku guulaysteen in gacanta ay ku soo dhigaan , qof ay ku tuhmayaan inuu ku  lug lahaa weerarkaas khasaaraha gaystay.

Ciidanka magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayuu sheegay Taliyaha in wali ay ku raad –  joogaan shaqsiyaad kale oo ku lug lahaa weerarkaas khasaaraha badan gaystay ee ka dhacay magaalada.

Qaraxii Sabtigii ka dhacay Baledweyne oo ahaa mid loo adeegsaday gaari Xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaas oo geystay khasaaraha dhimashada dad ku dhaw 30 qof, dhaawaca in kabadan 50 qof iyo walba burbur baaxad leh.

Ilaa hadda lama sheegin halka gaarigan bartilmaameed u ahayd, axaa la aaminsan yahay in ururka al-Shabaab ay soo maleegeen inkasta oo aysan weli sheegan.

Qaar kamid ah dhaawacyada oo gaaraya illaa 16 qof ayaa la keenay magaalada Muqdisho, kadib diyaarad ay u dirtay dowladda Soomaaliya, si loogu dabiibo caasimada dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.