image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Ku Riday Xubno Ka Tirsan AS

Muqdisho (ONKOD )Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Anas Cabduqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo  Aadan Mursal MaxamedMacalin (Iidow), kuwaas oo dhowaan kasoo muuqday Maxkamadda, iyaga oo loo heysto ka tirsanaanta Al-shabaab iyo dilal ay geysteen.

Labadaan eedeeyasane ayaa Xeer ilaalintu shheegtay in loo heystay dilal ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhinaceeda ee gobolka Mudug , kuwaas oo lagu dilay mas’uuliyiin iyo dad shacab ah, sida uu warbaahinta u sheegay Janaraal Liibaan Cali Yarow Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidamada qalabka sida.

Maxkamadda Darajada Koowaad ugu xukuntay ayaa raggaan hore Dil May 22-keedii Sanadkan,  waxaana dadkii gacantooda ku baxay kamid ahaa Cilmi Cali Guuleed, Cabdi  Aadan Siyaad iyo Maxamed Jaamacad Maxamed, kuwaas oo la dilay waqtiyo kale duwan, qaarkood ayaa la dilay xilli ay kasoo baxeen Masjidka, sida xeer ilaalintu soo bandhigtay.

Maxkamdda koowaad ee darajada ciidamada qalaka sida ayaa dhowr jeer xukunno kale duwan waxaa ay ku riday shaqsiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab, sidoo kale dilal geystay, waxaana la filayaa raggaan  in lagu fuliyo xukun Toogasho ah oo ah qisaasta dadkii lagu dilay Gaalkacyo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.