image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxay tahay nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?

ONKOD (Garoowe)  Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uusan doonaynin in muddo kordhin uu samaysto sida ay ku doodayaan qaar ka mid ah xubaha mucaaradka maamulkaas.

Deni waxa uu ku soo hadal qaaday khudbad uu jeediyay in lama huraan ay tahay in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda isla markaana keliya loo baahan yahay in si wadajir ah loogu wada shaqeeyo arinkaas.

Madaxwenaha ayaa sheeay in jadwalka doorashada laga sugaayo guddiga doorashooyinka ee PEC.

”Guddiga doorashooyinka waan la kulmey shaqo wanaagsan ayey qabteen, waxaana laga sugayaa jadwalkii doorashada, waxkasta oo ay keenaan ayaan ku taageerayaa ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Dadka ka faalooda siyaasadda Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynuhu afkiisa ka dheereeyey muddo kororsi, laakiin shaqada la qabanaayo aysan sinaba macquul u ahayn in la qabto, sidaas darteed waxa uu mindida u dhiibey PEC.

Mucaaradka ayaa isla caawa soo saarey war saxaafadeed waxaana ay sheegeen in aysan aqoonsaneyn PEC, sidoo kale aysan aqoonsaneyn wax ka beddelka sharci darada ah ee dastuurka, wxii dhbaato ah ee ka dacana masuuliyadeeda uu qaadi doono Madaxweyne Deni.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.