image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

BAYDHABO : 6 askari oo qiyaas lagu fuliyay todobaadkan

Baydhabo (ONKOD ) Ex dable xoogga Yuusuf Isaaq Nuur Aadan oo maanta magaalada Baydhaba looga oofiyay qisaasta marxuum Mustaf Xaaji Xasan Madkuus oo uu dilay kadibna uu Ceel ku riday si aan Loo arkin meedkiisa.

Dhinaca kale Ex dable Boolis Aadan Maxamed Xasan Ibraahim (Boqol) ayaa isna loo toogtay dilka Sheekh Cali Ahmed oo ahaa wayeel 65 jira dilka ayaana yimid ka dib markii marxuumka uu isku dayay in uu dilaaga ka waaniyo isbaaro u taalay gudaha Xaafad ku taala Baydhaba

Seddaxdii maalin ee la soo  dhaafay magaalada  Baydhabo ee gobolka Baay waxaa lagu toogtay askar la sheegay in dilal ay u gaysteen dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Shalay ayay  ahayd markii askar ka tirsanaa maamulka koonfur Galbeed lagu toogtay isla magaalada Baydhabo ee gobolka Baay,  waxay ka dhigan  tahay in todobaadkan keliya Baydhabo lagu toogtay ilaa ilaa askari.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.