image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Bisha Cas oo sheegtay in shidaal la’aan ay u xirmi doonaan Isbitaallada Qasa

Gaza (ONKOD) — Hay’adda Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in ay qasab tahay in gargaarka bini’aadanimo ee loo soo gudbinayo Marinka Qasa uu ku jiro shidaal haddii la doonayo inay shaqeeyaan isbitaallada Qasa.

Isagoo la hadlayay BBC radio 5 Nebal Fasakh oo ka tirsan hay’adda ayaa yiri “Gargaarkan bini’aadanimo kuma jiro shidaal kaas oo muhim u ahaa isbitaallada si ay u sii shaqeeyaan.”

“Isbitaalladu way xirmi doona haddii aan shidaal la helin,” waxayna ku qeexeen xaaladda ka jirta Qasa “mid qalbi jab ah”.

Gargaarkii shalay loo gudbiyay Qasa oo ahaa kii ugu horreeyay tan iyo markii uu dagaalku bilowday ayaa ka koobnaa Dawo, cunto, iyo biyo, laakiin Israa’iil ayaa diiday in shidaal laga gudbiyo xuduudda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.