image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh

Garoowe (ONKOD) Waxaa soo ifbaxaya warar ku saabsan in dhawaan ay kulan yeelan doonaan markii   ugu horeysay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo  iyo Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI.

Labada masuul ayaa in mudda ah u dhaxeysay khilaaf ka dhashay magacaabistii Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare iyo arriamaha doorashooyinka 15-kii May

In mudda ah waxaa socday dadaal ay riixaysay Qaramada Midoobay kaas oo ujeedkiisu uu ahaa in la dhameeyo khilaafka Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedka Puntland.

Khilaafka labada dhinac ayaa saamayn wax uu ku yeeshay hanaanka Dowladnimada waxaana miiska wada – hadalada iyo go’aanada in mudda ah ka  maqnaa maamulka Puntland.

Kulan  ka dhacay magaalada Garoowe oo ay  garwadeen ka ahayd wakiilka xoghayaha Qaramada Midoobay Midoobay ayaa la isla gartay in kulan fool ka fool ah uu dhaxmaro Xasan Sheekh iyo Saciid Cabdullaahi Deni.

Si kastaba ahaatee talaabadan ayaa wax  badan ka bedeli karta xiriirka xumaa ee  in mudda ah u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedka Puntland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.