image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ? – FASHIL AMNI

KAAB ( ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad loo hadal hayay gabar Soomaaliyeed oo  la sheegay in laga afduubtay degmo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Caaliyo Cumar Aways ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho ay ka qafaasheen koox hubaysan oo xiran dharka ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Muuqaal la soo dhigay baraha bulshada ayaa muujinaya haweenaydan oo dul taagan nin afka u xiran yahay isla markaana handadaya sida muuqaalka muujinayo

Waxa ay dalbanayaan in lacag madax furasho ah oo la doonayo in la siiyo kooxaha afduubka gaysanaya

Ehelada haweenaydan ayaa Dowladda Soomaaliya ka codsaday inay ka qayb qaataan soo badbaadinta haweenaydan oo laga qafaashay degmada Dharkanlay ee gobolka Banaadir.

Dowladda Soomaaliya wax war ah ma aysan ka soo saarin xaaladda taagan ee ku soo kordhay magaalada Muqdisho.

Tani ayaa lagu tilmamayaa inay tahay fashil dhanka amniga ah ee ka yimid laamaha amniga ee Dowladda iyadoo hore magaalada Muqdisho ay uga dhici jiraan dhaca dadka shacabka ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.