image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dhallinyaro badan oo lagu dilay K. Afrika & dilalka oo xargaha goystay

Cape Town (ONKOD) Dhalinyaro Kale Oo Soomaali Ah Oo Caawa Lagu Dilay Dukaan Ku Yaala Degmada Philippi ee Magalada Ee Cape Town.

Yusuf Mohammed Taakow iyo Maxamed Deeq Muxudiin Dhaakul, ayaa lagu dilay hal goob oo dukaan ganacsi ah oo ay ka wada shaqeeysan jireen oo ku yaala xaafad Hoostagta Phillipi ee magaalada Cape Town kadib markii Burcad hubeysani ay ku weerareen dukaankooda

Xaqiiqdii Soomaalida ka xamaalata tuulooyinka iyo deegaanada isku raranka ah waxay wajahayaan xaalad khatar ah iyo  dhibaatooyin kale kuwaas oo u baahan in wax laga qabto.

Bishan oo kali tirada Soomalida lagu dilay tuulooyinka waxay gaartay 8 dhalinyaro ah iyado 5 kamid ah lagu dilay deegaano Hoostaga magalada Cape town habeeno is xigxigay

Ilaa iyo hada cidna laamaha amniga uma aysan so qaban dilalka xargaha furtay ee lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh koonfur Afrika.

Ma jirto Jaaliyad mideeysan oo bulshada Soomaaliyeed ee dalkaas degan isku xil qaantay in ay wax u qabato ama u istaagto xaaladahan ka jira dalka ay ku nool yihiin.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.