image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?

Garoowe (ONKOD ) Ka dib markii maalmo ka  hor Madaxwaynaha maamulka Puntland uu magacaabay Guddi ka shaqeeya xalinta khilaafka doorasho ayaa waxaa arinkaas ka biyo diiday xubno ka mid ah  mucaaradka Puntland.

Shir ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland oo ay yeesheen hoggaamiyaasha mucaaraadka ayay ku sheegeen in Guddigaas uu  yahay mid u xaglinaya Madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni.

Waxa ay ku soo hadal qaadeen kulankooda in markasta ay diyaar u yihiin in wax kasta lagu dhameeyo wada- hadal hase ahaatee aysan ogolaan doonin in Guddigan uu ka qayb qaato xalinta khilaafka jira.

Ka dib shirka xubnaha mucaaradka ayay soo saareen ,  war-saxaafadeed kaas oo lagu caddeeyay in ay diyaar u yihiin wada-hadal dhab ah oo ku saabsan hirgelinta doorasho hufan oo nabdoon kuna dhacda wakhtigeeda 8 Jan 2024.

‘’Guddigan  u magacaabay Saciid Deni waa mid xagal daacinaya dadaallada ay hormuudka u yihiin odayaasha dhaqanka SSC-khaatumo si uu u sameeyo mudda kororsi sharci-darro ah’’ ayuu lagu yiri warka soo baxay mucaaradka.

Xubnahan  ayaa sidoo kale ku baaqay in fursad la siiyo dadaallada nabad raadinta oo ay wadaan odayaasha dhaqanka SSC si loo dejiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan muranka arrimaha doorashada islamarkaana aan laga hor dhicin dadaalkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.