image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARBIXIN : Laftagareen oo laga dhaadhicinayo wax ka bedelka Dastuurka

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ka hor shirka  Golaha wadatashiga Qaran.

War ka soo baxaya kulanka Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Laftagareen ayaa sheegaya in labada dhinac ay ka wada- hadleen arrimo ku saabsan Dastuurka .

Madaxwaynaha ayaa  galangal ugu  jira sidii wax ka bedelo loogu sameeyn lahaa Dastuurka KMG si  loo baa’biyo awooda Ra’iisulwasaaraha .

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ol’ole weyn ugu jira sidii Barlamaanka Soomaaliya u dhaqan galin lahaa qodobada wax ka badalka dastuurka ee ku jiray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhacay bishii may ee sanad kan 2023.

Laftagareen ayaa dhankiisa bilaabay sida wararka la helayo ay sheegayaan siduu uu  u dhaqan galin lahaa go’anka Xasan Sheekh oo Dastuurka wax ka bedelkiisa

Shirka Golaha Wadatashiga ka hor oo aan la ogayn in Puntland ay ka soo qayb galayso iyo in kale ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya waxaa la sheegayaa inuu bilaabay la kulanka Madaxwaynayaasha maamulada.

Sidoo kale xildhibaanada Golaha shacabka ayaa dhankooda wada mooshin ku saabsan damaca Xasan Sheekh ee wax ka bedelka Dastuurka oo ka dhashay xiliganba buuq siyaasadeed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.