image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

GAZA (ONKOD ) Wararka laga helayo GAZA ayaa sheegaya in ciidanka Israa’il maanta oo arbaca ah  gudaha ay u – galeen mid ka mid ah isbitaalada ku yeela marinka GAZA halkaas oo ay duqeymo ka dhacayaan.

Duqeymahan ayaa waxa ay ka dhaceen Xarunta Isbitaalka al-Shifa halkaas oo marar badan ay ka dhaceen duqeymo ay ka gayseen ciidanka Israa’il .

Korontada iyo Biyaha ayaa ka go’an isbitaalka maalmihii lasoo dhaafay taasi oo halis gelisay nolosha dhaawaca iyo caruurta isbitaalka lagu daaweenayo.

Ciidanka Israa’il ayaa sheegay in isbitaalka  gabaad ay ka dhigteen sida ay hadal   u dhigtay kooxda Xamaas oo dagaal kala soo horjeeda Israa’iil.

Xamaas ayaa beenisay inay wax xarun ah ku leedahay gudaha ama nawaaxiga Isbitaalka.

Ilaa hadda, in ka badan 70 dagaalyahannada Xisbullah ah iyo 10 rayid ah ayaa lagu dilay Lubnaan, halka Israa’iina laga dilay 10 qof oo ay ku jiraan toddobo askari

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.