image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiima ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Axad ah waxaa xiray ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaliya gaar ahaan kuwa Koofiya casta.

Waddooyinka la xiray waxaa ka mid ah KM4  ilaa wadada Afisiyooni halkaas  oo ciidanka ay diideen in la adeegsado dadka iyo gadiidka xili roobab xoogan ay ka da’ayeen caasimadda.

Sababaha loo xiray wadooyinka caasimada ayaa lagu sheegay in ay tahay safar Madaxwaynaha uu  ugu ambabaxayo dalka dibadiisa taasna ay keentay in waddooyinka la xiro.

Dadka magaalada Muqdisho ayaa maalmahan la daala dhacayay dhibaatooyin la xiriira waddooyinka oo xiray daadad ka dhashay roob ka da’aya caasimadda.

Waxa ay dalbanayaan dadka in  Dowladda ay la timaado qorshe ku aadan xirnaanshaha waddooyinka iyo burburka oo labaduba caqabad ku ah caasimadda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.