image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Isbitaalka Beledwayne oo u xirmay fataahadaha ka jira halkaas

Beledwayne (ONKOD )Wararka  naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay sii kordhayso dhibaatada  fataadaha wabiga Shabeelle uu ka gaysanayo xaafadaha magaaladaas waxaana gabi ahaanba xirmay adeegyo  muhiim  u ah dadka magaalada ku nool.

Sida wararka aan ka helayno magaaladaas ay sheegayaan waxa fatahaadan meelaha ay saamaysay ka mid ah Isbitaalka guud ee magaalada oo adeeg caafimaad u hayay shacabka ku nool magaalada Beledwayne.

Howlwadeenada caafimaadka Isbitaalka  magaalada Beledwayne ee  gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dhibaatada gaartay isbitaalka magaalada saamayn ay ki yeelan karto dadka u baahan adeegyada caafimaad.

Waxa ay sheegeen in  loo baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu soo gurmado isbitaalka oo biyo aad u fara badan oo ka dhashay daadka gudaha u soo galay.

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay Wabiga Shabeelle oo maalmo ka hor ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan.

Wararka naga soo gaaraya magaalada ayaa waxay sheegayaa in fatahaad webiga ay sababtay dhimashada 10 ruux oo biyuhu ay siyaabo kala duwan u qaadeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.