image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?

Garoowe (ONKOD ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xiisad salka ku haysa arrimaha doorashooyinka oo ka taagan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland.

Ciidamo kala taabacsan  Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhamaynayo ee Saciid Cabdulaahi DENI iyo xubnaha mucaaradka  ee ololaha doorasho ku jira ayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda ka wada deegaano hoos taga magaalada Garoowe.

Sida wararka ay sheegayaan cabsi badan ayaa laga qabaa in halkaas dagaal u ku dhaxmari karo xili kasta labada ciidan ee is hor fadhiya , inkastoo warar ay sheegayaan in ay socdaan dadaalo.

Gudaha magaalada Garoowe waxa lagu karayaa maanta oo Axad ah gadiid kuwa dagaalka  ah taas oo keentay cabsida ugu badan ee ka jirta maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Mucaaradka Puntland oo doorasho doonka ah ayaa ku eedayay Madaxwayne Saciid Deni inuu wado qorshe muddo kordhin ah taas oo ay xuseen in ay tahay wax aan la aqbali karin.

Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka madaxtooyada Puntland oo ku aadan xiisadda maanta laga dareemayo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.