image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Fal argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.

Dhuusareeb (ONKOD) Koox hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in laba qof oo walaal ah ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Labad qof ee la dilay ayaa lagu kala magacabaa Macalin Liibaan Xasam Cusmaan iyo Dr Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa laba qof oo walaal ah sida ay ku warameen dadka deegaanka.

Maamulka deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya  Guraceel iyo Dhuusmareeb ayaa sheegay inay wadaan dadaalo ku aadan sidii gacanta loogu dhigi lahaa dadkii falkaas ka danbeeyay.

Ciidanka  deegaanka   ayaa wada dadaalo ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa  kooxdii ka danbeysay dilkaas labada qof ee walaalaha ah ee ka dhaca deegaanka.

Deegaano ka mid ah gobolka  Galgaduud ayaa waxaa ka taagaan dhibaatooyin la xiriira dilalka aanooyinka qabiil oo ilaa iyo hadda aanay jirin cid wax ka qabata.

Maamulka Galmudug ayaa maalmo ka hor sheegay in xooga uu saari doono sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyinka salka ku haya anooyinka qabiil.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.