image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

CALI JAYTE ‘’Macwiislayda waa in ay qabtaan Ceelbuur , Galgaduud ‘’

Beledwayne(ONKOD) Cali Jayte Cusmaan oo ah u qaabilsanahay Madaxwaynaha Soomaaliya ee arrimaha howlgalada ayaa shaaca ka qaaday in diyaar ay  u yihiin in marka ay ka dhamaadaan ay u gudbi doonaan Ceelbuur.

Cali Jayte waxa uu xusay in  Maleeshiyaadkan wax badan ay ka qabteen kooxda Al- Shabaab ee ku sugnaa deegaano ka mid ah  gobolka Hiiraan , halkaas oo howlgalada ay ka soconayaan.

‘’Ciidanka macwiislayda waa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u gaaraan deegaanka Ceelbuur ee galgaduud ‘’ ayuu ka sheegay Cali Jayte meel fagaara ah oo ku taala  Hiiraan.

Waxa uu ugu baaqay ciidamada uu la hadlayay Cali Jeyte in ay isku diyaariyaan sidii ay u gaari lahaayeen degmooyinka Ceelbuur, Galhareeri iyo deegaanno kale ,si kooxda Al Shabaab loo dhaafiyo guud ahaan Hiiraan.

”Waa in aad Ceelbuur ku hoyataan oo Galhareeri ku hoyataan oo ilaa salka dambe ku hoyataan, si gabdhihiina gobolka Hiiraan ugu laafiyoodaan, wiilal  kale waa in ay ku dhintaan doorka dagaalka’’  ayuu  markale yiri Cali Jayte.

Ciidanka  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  iyo kooxaha Macwiilayda ayaa ka wada deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan howlgalo  ka dhan ah kooxda Al- Shabaaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.