image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?

Garoowe (ONKOD) Markii maalmo hore la dhameeyay khilaafka arrimaha doorashooyinka ayaa hadda waxaa soo baxaya warar kale oo ku saabsan khilaaf cusub.

Khilaafkan cusub ayaa salka ku haya arrimo ku saabsan , muddo kordhinta sanadka ah ay samaysteen xildhibaanada Barlamaanka maamulkaas kaas oo la kulmay dhaleecayn xoogan.

Waxaa jira hadda muran kale oo ka furmay sax ahaanshaha Barlamaanka maamulkaas oo ahayd sida siyaasiintu ay sheegayaan in la kala diro isla markaana la soo doorto xildhibaano cusub.

Dadaallo lagu xallinayo muranka ka dhashay mudda kordhinta uu samaystay Baarlamanka Puntland ayaa ka bilowday magaalada Garoowe.

Dadaallada bilowday ayaa lagu raadinaya in muranka jira lagu dhameeyo sida ugu dhakhsaha badan loona jihaysto xulista xildhibaannada xiga.

Tallaabada  Barlamaanka waxaa  ka horyimid madaxweyne Deni oo ku tilmaantay sharci-darro islamarkaana sheegtay in Baarlamanka la kala dirayo.

Xukuumadda ayaa sidoo kale ka dalbatay maxkamadda dastuuriga ah in ay go’aan sharciyeed ka soo saarto arrinta Baarlamanka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.