image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal Jilbaha la isku aastay oo ka dhacay BAKOOL + Khasaaraha

Xudur (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya inhalkaas uu ka dhacay dagaal muddo saacado badan uu socday sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab oo markii hore qaaday weerarka sida ay ku warameen saraakiisha Dowladda ee halkaas ku sugan.

Waxa lagu sheegayaa in dagaalkan uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Huujaley oo hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool halkaas oo saldhig ay ku laahayeen kooxda Al- Shabaab.

Labada dhinac ayaa la sheegay inuu soo kala gaaray khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac , mana  jirto war ay ka soo saareen dagaalka khasaaraha gaystay.

Dhawr mar deegaano ka mid ah gobolada Baay iyo Bakool sidan oo kale waxa uga dhacay dagaal khasaare gaystay oo dhaxmaray ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.