image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu kala hadlay Wasiirka amniga gudaha ee XFS Danjiraha Dowladda Swizeland u fadhiya Soomaaliya ?

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Swizerland u fadhiya Soomaaliya, Mirko Giuliette, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga dhinacyada kala duwan ee ka dhaxeeya labada dal.

Kulankii Wasiirka iyo Danjiraha ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta taageerada ay Dowladda Swizerland siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada socdaalka iyo amniga oo xilligan muhiim u ah dalka, si looga guuleysto Kooxaha khatarta ku ah amniga dalka iyo guud ahaan caalamka.

Sikastaba, maalmihii dambe wasiir Fartaag, ayaa xoojiyay kulamada kala duwan uu la qaadanayo daneeyaasha soomaaliya si wasaaradda arrimaha gudaha looga tageero qorshaheeda wax kaqabashada amniga gudaha Dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.