image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir saddexaad oo iska casil xukuumadda uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Wasiirkii saddexaad oo katirsanaa Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre, ayaa iska casilay xillkii uu xukuumadda ka hayay xilli xiisada siyaasadeed ee dalka ka jirta sii xumaaneyso.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa iska casilay xilkii Wasiir ku xigeenka Dekadaha XFS, waxa uuna waraaqada is casilaada u gudbiyay Ra’isul Wasaaraha.

Sidoo kale, wasiirka is casilay oo sidoo kale ah xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa deegaan doorashadiisu tahay Puntland , waxa uuna qoraal uu soo saaray ku shaaciyay sababaha uu isku casilay, isagoona eedeymo culus u jeediyay Xukuumadda Soomaaliya.

Sababaha uu isku casilay Wasiir Saadaam ayuu ku sheegay in Xukuumadda shaqadeeda kusoo aruurtay daneysi iyo in ay khilaaf abuurto, waxa kale uu sheegay in la siyaasadeeyay mashaariicdii Puntland xaqa u laheyd lagana shaqeenayo burburinta nidaamka Federaalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.