image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Gaashaandhigga oo Jubbaland ku Eedeeyay inay qaadan doonto mas’uuliyada wixii ka dhaca Raaskambooni

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu qaadan doono mas’uuliyada haddii uu isku dhac Magaalada Raaskambooni ku dhex-maraya Ciidanka Dowladda iyo kuwa Jubbaland.

Wasiirka ayaa carabka ku dhuftay in 1000 Askari ee ay Dowladda geysay Raaskambooni ay ugu talagashay in ay ku xoojiso dagaalka Al-shabaab, balse Jubbaland ay ka dhigtay in dulaan laga yahay, arrintaasina aysan waxba ka jirin.

Waxa uu sidoo kale tilmaamay in Jubbaland ay dooneyso inay sumcad-disho Ciidanka Xoogga Dalka,isla markaana ay ka dhigto kuwa u socda burburinta Jubbaland.

Ugu dambeyn Wasiir Jaamac ayaa hoosta ka xariiqay in ciidanka xoogga ay guulo weyn ka gareen dagaaladii ay ku qadeen degaanka Buula-xaaji ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.